Bilawgii
Ku dhacdey dhamaan daqiiqad, sanado ka hor ama ka hor sanado, Wiilkii waxaan noqdey nin:
Si lama filaan ah/Si kedis ah noloshaydii ayaa bilaabantay/waxa bilaabmay noloshaydii!
waxaan arkey aduunka iga horeeya aniga- Markaa
ninkaa beero falatada ah oo saaran ama wata fardihiisii ayaa taagan
isagoo Dhididaya buuraha korkooda,
Kasoo tagay dhulkii wabiyada
Oo eegaya dhinaca buurta si uu u fasho
Onkod ayaa hawada ka laalaaday,
Iyo figta madaw ee korkiisa,
Sugaya hada/imika.
-Ha qoto ama ha fasho beerta hadii uu ku dhaco!